Lørdag, 19.10.2019 - 20. Safar 1441 h.

En islamsk konferanse på somalsk

En islamsk konferanse på somalsk

En islamsk konferanse på somalsk

  • 03.01.2010
  • Basim Ghozlan

Under tittelen "Vår tids utfordringer som møter somaliere i vesten" skal det holdes en konferanse på somalsk.Sted: Calmeyers gate 8, 0183 OsloDato: 24 - 26 desember.

Under tittelen "Vår tids utfordringer som møter somaliere i vesten" skal det holdes en konferanse på somalsk.
Sted: Calmeyers gate 8, 0183 Oslo
Dato: 24 - 26 desember.
Alle er hjertelige velkommen.
Ogaysiis
Xarunta iskaashiga soomaalida Norway waxay idiin sooqabanqaabisay shirwayne islaami ah oo ciwaankiisuyahay DHIBAATOOYINKA CUSUB EE SOOMAALIDA GALBEEDKA.
Kaasoo dhicidoon 24-26 Disember. Halkan waxaan idiinkusoogudbinaynaa jadwalka muxaadaraadka iyo magacyada culamada kasooqaybgalaysa shirka

Waqtiga….Ciwaanka muxaadarada…………Magacca muxaadirka
1100 – 1105 ….Qur,aan kariim
1105 - 1115 ….Kalmadda Furitaanka shirka
1115 - 1210 ….Alla kacabsiga . .
1210 - 1400 ….Salaadda duhur, qado iyo salaadda casir
1400 - 1500 ….Soomaalida iyo lafalgalka dhacdooyinka cusub.
1500 - 1515 ….gabay.
1515 - 1535 ….Salaaddi Maqribka
1535 - 1635 ….Tilmaamaha daaciga ku guuleeystay dacwadiisa
1635 -1700 …. U diyaargarowga salaadda cishaha iyo gabagabadii maanta

Maalinta 2aad…….Axad
1100 - 1150 …. Akhlaaqda Qofka muslimka ah.
1150 - 1250 …. Dhibaatooyinka hortaagan qooyska soomaaliyeed ee galbeedka.
1250 - 1400 ….Salaadda duhur, Qado iyo salaaddi casir
1400 - 1500 ….Islaamka aan dadka ugu baaqeeyno.
1500 - 1510 ….gabay
1510 - 1535 ….Salaaddi maqrib
1545 - 1635 ….Asluubta wadahadalka ee Islaamka.
1640 - 1700 ….U diyaargaroowga salaaddi cishaha iyo gabagabdii maanta

Maalinta 3aad…isniin
1100 - 1150 Qiyaamada iyo dhibkeeda.
1155 - 1250 Doorka ay ka qaadankarto gabadha dacwada.
1250 -1400 Salaadda duhur, Qado iyo casirkii
1400 -1500 Muuqaalka Islaamka ee Galbeedka. Aragti mustaqbalka.
1500 -1510 gabay
1510 -1535 Salaadda maqribka
1535 -1715 Nadwo: Nidaam darrada iyo saameeynta xun eey ku leedahay bulshada. Culimada oo dhan.
1715 - 1720 Kalmadii gabagabada shirka

Magacyada culamada………….wadamada ay ka imanayaan
Sh. C/raxmaan Sulaymaan Bashiir: Djabuuti
Sh. Cusmaan Usuuli : UK
Sh. Cabdi rashiid Maxamed Aadam: Swedan
Drs. Maryan qaasim : UK
For mer informasjon:
Ring: Taher på 92426406, 99377102, 92024646 eller 97046763.